Madaxweynaha Masar oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Asmara
Oct 10 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Masar Abdelfatah Al Sisi ayaa goordhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.Madaxweynayaasha Eritrea, Masar iyo Soomaaliya ayaa shir saddex geesood ah uga furmaya Asmara, kaasoo looga hadlayo!--more-->…