Ra’iisul wasaare Xamse oo ka hadlay halka uu marayo shirka Golaha Wadatashiga Qaran
Oct 08 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo xalay shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay inuu shirka Golaha Wadatashiga Qaran uu wali halkiisa ka sii socdo, iyadoo shalay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu dib ugu laabtay…