Ex-Abercrombie and Fitch CEO Accused of Sex Trafficking
The former CEO of the Abercrombie and Fitch clothing brand has been arrested and charged with trafficking male models for sex parties globally, according to US prosecutors.
Soomaaliya oo loo ansixiyey Mashruuc Ku kacaya $100 Milyan
Oct 23 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 40aad ee Guddiga Sare ee Sanduuqa Green Climate Fund.
Xasan Sheekh iyo William Ruto oo heshiis ka kooban 4 qodob ku saxiixday Nairobi
Oct 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba gabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya, halkaas oo uu kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya, Mudane William Ruto.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Oct 23 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Taageerada Hawlgallada, Mudane Atul…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo deg deg uga baxsaday Israel
Oct 23 (Jowhar)-Xoghayaha Arrimaha-dibedda ee Mareykanka, Antony Blinken ayaa hal-haleel kaga baxay Talaabiib, ka dib markii ay badatay tirada gantaallada Lubnaan ka imanaya ee soo gaadhaya magaaladaasi.
Blinken Declares “Now is the Time” to Conclude Gaza Conflict
US Secretary of State Antony Blinken stated that "now is the time" to bring an end to the conflict in Gaza, urging Israel to refrain from further escalation with Iran.
Israel oo sheegatay iney dishay ninka bedelaya hoggaamiyihii Xizbullah Xasan Nasrallah
Oct 23 (Jowhar)-Milateriga Israel ayaa sheegay in ay dileen wadaadka loo malaynayay in uu xilka kala wareegi doono hoggaamiyihii geeriyooday ee Xisbullah, Xasan Nasrallah , kaddib weerar xagga cirka ah oo ay fuliyeen ku dhawaad saddex…
One Fatality and 15 Injuries in Train Collision in Wales
A man has lost his life following a collision involving two trains in Wales, according to the British Transport Police.
Harvey Weinstein Diagnosed with Uncommon Cancer
Disgraced former film producer Harvey Weinstein has been diagnosed with chronic myeloid leukemia, a rare type of cancer affecting bone marrow and white blood cells, as reported by US media.
Early In-Person Voting Kicks Off in Crucial Battleground State of Wisconsin
Former President Barack Obama and Democratic vice presidential nominee Tim Walz held a rally in Madison, while Republicans are organizing events to rally support for Donald Trump, the Republican candidate for the White House.