Duqeymo culus oo xalay lala begsaday Shabaabkii qabsaday degmada Aadan Yabaal
Apr 17 (Jowhar) War-SaxaafadeedXalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM),…