Israel oo 5 qof ku dhex dishay Masjid ku yaala magaalada Qaza
Oct 06 (Jowhar)-Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 20 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay millatariga Israel duqeyn cirka ah la beegsadeen masaajid ku yaalla Gaza, aroornimadi hore ee Axadda maanta.Goobjoogayaal iyo!--more-->…