Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo lumiyay xubinimadii Aqalka Sare
Oct 12 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka dalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lumiyay xubanimada Aqalka Sare, kadib markii uu soo xaadiri-waayay afar kala fadhi oo xiriir ah.Waxaa lagu bedelay booskiisa Ibraahim Iidle!--more-->…