Maxaa ka jira in 5milyan oo dollar la siiyay burcadii heysatay markabka MV Abdullah?
Apr 14 (Jowhar.com)-Sida ay baahiyen warbaahinta dalka Bangaladesh, burcad baddeeda Soomaalida ee gacanta ku hayey markabka MV Abdullah ayaa sii daayey markabka iyo shaqaalahii saarnaa.Mizanul Islam, oo ah la taliyaha warbaahinta ee!--more-->…