Xamsa Cabdi;”Waxaa la joogaa xilligii Ururinta iyo Bixinta Canshuuraha kor loo qaadi…
Apr 02 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in horumar weyn oo dhinaca amniga iyo arrimaha bulshada ay gaartay caasimada dalka ee Muqdisho balse la soo gaaray in…