NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad Shabaab ah iyo hubkooda oo weeraro ka fulin rabay Muqdisho
Oct 01 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabkad ka kooban Shan xubnood kuwaasi oo ku howlanaa falal amni daro inay ka gaystaan magaalada Muqdisho.Sirdoonka Qaranka oo haayay!--more-->…