Canada oo dhageysatay taleefanada Shan sarkaal boolis Soomaali ah iyo qoysaskooda
Sep 29 (Jowhar)-Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan kuwa magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas, ayaa aad wax looga xumaado ku tilmaamay, kadib markii la sheegay in Shan sargaal oo Soomaali Canadiyaan ah oo ka tirsan booliska…