Jabuuti oo Itoobiya ka sugeysa aqbalida adeegsiga dekeda Tojorah
Oct 01 (Jowhar)-Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegtay inay dowladda Itoobiya ka dhawrayso jawaab celinta dalabkeedii ahaa adeegsiga dekedda Tojorah ee waqooyiga dalka Jabuuti, taasoo ay ugu deeqday."Arrintaasi wali miiska ayay saarantahay!--more-->…