Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran
Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan dalkaasi, iyagoo soo riday 58 ka mid ah 67 diyaaradood oo ah kuwa riddada dheer oo habeen hore…