Ugu yaraan 17 arday ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaalla dalka Kenya
Sep 05 (Jowhar)-Ugu yaraan 17 arday ah ayaa ku dhintay halka 13 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii uu dab ka kacay qeyb ka mid ah iskuulada jiifka ee bartamaha Kenya, sida ay booliisku sheegeen.
President Hassan discussed with William Ruto the regional crisis which is the basis of the Badda…
Sep 05 (Jowhar) The President of the Federal Republic of Somalia Mr. Hassan Sheikh Mohamud had a special meeting with the President of Kenya Mr. William Ruto.
President Hassan Sheikh discussed the Ethiopian crisis with Josep Borrell
Sep 05 (Jowhar) The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud spoke on the phone with the Vice President of the European Union and the head of political and security affairs, Josep Borrell, according to Villa Somalia.
Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda
Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto.
Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay damaca Itoobiya iyo dagaalka Shabaab
Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka kooxaha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiisadda Itoobiya kala hadlay Josep Borrell
Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa arrimaha siyaasadda iyo amniga Josep Borrell, sida ay sheegtay Villa Somalia.
Booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweynaha Masar ee Turkiga
Sep 05 (Jowhar)-Tallaabo diblomaasiyadeed oo muhiim ah, madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay dalka Turkiga. Booqashadan ayaa astaan taariikhi ah u ah xiriirka xumaaday ee u dhaxeeya labada…
Egyptian President’s Historic Visit to Turkey
In a significant diplomatic move, Egyptian President Abdel Fattah el-Sisi made his first official visit to Turkey. The visit marked a historic moment in the strained relations between the two countries, which have been at odds for years.
Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane
Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xerada ugu weyn ATMIS ee Xalane.
Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux
Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad 30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga sare ee Apalachie ee ku yaalla magaalada Winder ee gobolka Georgia dalka Maraykanka.