Jabuuti oo bedeshay Damaceedii ahaa iney Itoobiya wada siiso dekeda Tajuura
Sep 11 (Jowhar) Dowladda Jabuuti ayaa mar kale ka hadashay deked ay sheegtay inay ku yabooheyso dalka Itoobiya, dekeddaas oo ah dekedda Tajuura oo 100 km u jirta xadka Itoobiya.Wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti, Maxamuud Cali Yussuf,!--more-->…