Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux
Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad 30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga sare ee Apalachie ee ku yaalla magaalada Winder ee gobolka Georgia dalka Maraykanka.Hase!--more-->…