Israel oo heshay meydadka lix kamid ah maxaabiistii ay heysatay Xamaas
Sep 01 (Jowhar) Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamadeedu heleen maydadka lix la hayste oo gacanta ugu jiray ururka Xamaas Marinka Qasa.War ka soo baxay ciidamada difaaca Israa’iil ayaa lagu sheegay in maydadka lixda qof laga helay!--more-->…