Ciidamada Ukraine oo burburiyay buundo ku taal gudaha Ruushka
Aug 16 (Jowhar)–Ciidamada Ukraine ayaa burburiyay buundo muhiim u ahayd ciidamada Ruushka oo dul marta wabiga Seym, ee dalka Ruushka.
Saraakiil Ruush ah ayaa xaqiijiyay in la burburiyay buundadan oo ay isticmaalayeen ciidamada Ruushka!--more-->…