Madaxweyne Xasan oo shaaciyay isbedelka uu la imanayo mudada uga harsan talada dalka
Aug 25(Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii Sabtida meel fagaare ah ka sheegay in labada sano ee soo soctaa ay ka wanaagsanaan doonaan, labadii sano ee u dhammaatay dawladdiisa.“Labada sano ee soo!--more-->…