Qaramada Midoobe oo ka digtay cudurka Cudurka Busbus-ka oo si xowli ah ku faafaya
Aug 15(Jowhar)-Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo quseysa caafimaadka guud caalamka, kaddib ay shaacisay in cudurka Busbuska uu ka dillaacay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.!--more-->…