Israa’iil oo soo celisay musiibadii Abu Ghraib iyo dunida oo ka aamusan
Aug 11(Jowhar.com)-Mareegta Middle East Eye maqaal ay qoreen qorayaasha Peter Oborne iyo Lubna Masarweh ayaa waxa uu ciwaankoodu ahaa "Israa'iil waxay soo celisay musiibadii Abu Ghraib, duniduna way iska aamustay." Qoraalkooda wadajirka!--more-->…