Kudhowaad 100 ruux oo ku geeriyootay shil diyaaradeed ka dhacay dalka Brazil
Aug 10( Jowhar.com)-Diyaarad kuwa rakaabka qaada ah oo ay la socdeen in ka badan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in Jimcihi shalay ay ku burburtay magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil, iyadoo ay shilkaasi ay ku dhinteen 61 qof, sida ay xaqiijiyeen…