Madaxweyne Xasan oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha amniga kadib weerarkii xalay
Aug 03 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaaraha X.J.F.S, Mudane Xamsa Cabdi Barre.Ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga!--more-->…