Wasiir Fiqi oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Dowladaha Islaamka
Aug 07 ( Jowhar.com)-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS musane Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Sucuudiga kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee ururka dowladaha Islaamka mudane Xuseen Ibraahim Daaha, waxaana…