Israel oo Gaza dib ugu celisay meydadka 80 Falastiiniyiin ah oo ay dishay
Aug 06 (Jowhar.com)-Israa’iil ayaa dib u celisay maydadka in ka badan 80 Falastiiniyiin ah oo ay ku dishay weerarada milatari ee ay ka waddo Gaza tan iyo bishi October, iyadoo duqeymo ay Isninti iyo Axaddi ka fulisay koofurta Gaza ku dishay…