Uganda oo Mareyka ka ka dalbatay in magdhaw laga siiyo ciidanka uga dhintay Soomaaliya
Aug 18(Jowhar)-Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Janaraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ka dalbaday dawladda Maraykanka ilaa 100 Bilyan oo Doollar oo magdhow u ah dhaqaalaha iyo khasaaraha nafeed ee ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya…