Madaxweyne Xasan oo Ciraaq u tagay ka qeyb galka Shirka Jaamacadda Carabta
May 16 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa halkaas uga qaybgali doono meertada 34aad ee!--more-->…