Shir looga hadlayo Maaliyadda dalka oo ka furmay Muqdisho
Aug 06 (Jowhar.com)-Wasiirka maaliyadda xukumadda federal ka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay kulankii 22-aad ee shirka wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad-goboleedyada iyo…