Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay nin isu ekeysiiyay Dumarka
Jul 24 (Jowhar.com)-Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir ayaa soo xiray eedeysane Axmed Suudi Macoow Deeyow 30 jir ah, kaas oo ku eedeysan in uu ku kacay falal liddi ku ah dhaqan Suuban ee Soomaaliyeed sidookalana dooriyay jirkiisa.!--more-->…