Israa’iil oo duqeysay caasimada Lubnaan ee Beirut
Jul 30 (Jowhar.com) Duqeyn ay Israa’iil ka geysatay koonfurta Beyruut ayaa waxaa ku dhintay hal qof oo dumar ah, dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay warbaahinta Lubnaan.Wakaalada wararka ee dalka Lubnaan ee NNA ayaa ku!--more-->…