Duuliye kaligii ka badbaaday shil diyaaradeed ay ku dhinteen 18 ruux
Jul 24 (Jowhar.com)-Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay ka dib markii diyaarad yar ay ku dhacday garoonka diyaaraduha caasimadda Nepal ee KathmanduDuuliyaha, oo cusbitaalka la dhigay, ayaa ah qofka keliya ee ka badbaaday shilkii!--more-->…