Saddexdii Degmo ee hadhsanaa doorooshooyinkii Dawlaha Hoose ee Puntland oo maanta dhacaya
Jul 23 (Jowhar.com)-Saaka waxaa shacabka degmooyinka Garoowe, Godob jiraan iyo Dangoroyo ee Gobolka Nugaal ay taagan yihiin safafka doorashada ka dhacaysa saddexdaasi degmo oo ay doorayaan goloyaasha deegaanka, saddexdan dagmo ayeysan…