Maxey DFS kala socotaa ciidanka Itoobiyaanka ee soo galay gobolka Hiiraan?
Jul 23 (Jowhar.com)-Dowladda Itoobiya ayaa codsi rasmi u soo gudbisay Dowladda Soomaaliya codsigaas oo khuseeyo fasax iyo ogolaansho soo gelitaanka Gobolka Hiiraan, gaar ahaan degmada Maxaas halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Itoobiya…