Wasiir Cabdisalaam oo la kulmay qaar ka mid wasiirada ka qeybgalaysa shirka Baqdaad
May 16 (Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, oo ku sugan magaalada Baqdaad ayaa kulan doceedyo muhiim ah la yeeshay qaar ka mid ah Wasiirrada…