Inkabadan 30 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Isbitaal ku yaala Khan Younis
May 15 (Jowhar) Isbitaal ku yaalla koonfurta magaalada Qasa ayaa sheegay, in ugu yaraan lix iyo labaatan qof oo Falastiiniyiin ah lagu dilay duqaymaha cirka ah ee Israa'iil.Goobaha la duqeeyay waxaa kamid ah guryo iyo teendhooyin ay ku!--more-->…