Ingiriiska oo kordhiyay taageerda dhaqaale uu siiyo ciidamadda dowladda Soomaaliya
Apr 14(Jowhar) Dawladda Ingiriiska ayaa xoojisay taageerada dhaqaale ee ay siiso Ciidammada Qalabka sida ee Soomaaliya, iyadoo $3.9 milyan oo dheeraad ah ku dartay deeqihii hore, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda…