Jubaland oo fagaare ku toogatay Shan Shabaab ah oo hore dil uga geystay Kismaayo
Jul 16 (Jowhar.com)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo horay magaalada Kismaayo uga gaystay dilal kala duwan xili ay qeyb ka ahaayeen…