Xamaas oo sheegtay ineysan meel ku ogeyn laheyste ay soo dalbatay Israel
Apr 15(Jowhar) Xamaas ayaa sheegtay in ay lumisay xidhiidhkii ay la lahayd koox dagaalyahanno ah oo gacanta ku haysa maxbuus haysta dhalashada Maraykanka iyo Israel oo lagu oo ku xidhan Qasa, kaddib ay Israel weerar ku qaadday goob ay ku…