Shan Oday dhaqameed oo u afduubnaa Shabaab oo dib u helay xoriyadooda
Apr 07(Jowhar)Shan Caaqil oo kooxda Shabaab ay ka afduubatay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya , ayaa la sii daayey oo dib u helay xoriyadooda.Warbaahinta gudaha ee dalkaasi Kenya oo soo xiganaya saraakiil amni iyo!--more-->…