Xamaas oo ka hadashay sababta ay u sii deynayso la hayste Israa’iili-Ameerikaan ah
May 12(Jowhar) Xamaas waxay sheegtay inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa'iili-Ameerikaan ah, laguna tuhunsan yahay inuu yahay maxbuuskii ugu dambeeyay ee haysta dhalashada Mareykanka ee weli nool gudaha Qasa, taasoo…