Itoobiya oo ku dhawaaqday saddex maalin oo baroor-diiq ah
Jul 27(Jowhar.com)-Dowladda Itoobiya ayaa Jimcihi ku dhawaaqday saddex maalin oo baroor-diiq qaran ah, kaddib marki la xaqiijiyay in 257 qof ay ku dhinteen laba dhul-go oo Axaddi iyo Isniinti ka dhacay koofurta Itoobiya.
Akhriso Natiijada Doorashada Saddexda degmo ee Puntland
Jul 26 (Jowhar.com)-Waxaa la shaaciyay magacyada musharaxiinta ku guuleysatey kuraasta doorashadii 23ka bishan ka dhacday degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan.
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo gaaray degmada Moqokori
Jul 26(Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan.
Madaxweynaha Jubbaland oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Afmadow
Jul 26 (Jowhar.com)- Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose.
Hogaamiyihii kooxda daroogada Sinaloa ee Mexico oo lagu xiray Maraykanka
Jul 26 (Jowhar.com)-Mid ka mid ah dadka ka ganacsada maandooriyeyaasha adduunka, ee ugu caansan Ismael "El Mayo" Zambada, oo ah hoggaamiyaha kooxda Sinaloa Cartel ee Mexico, ayaa lagu xirey magaalada El Paso, Texas ee dalka Maraykanka.
Ethiopia Landslide Death Toll Rises to 257, UN Warns Could Reach 500
Jul 26 (Jowhar.com) - The number of people who died in the landslide in Ethiopia is increasing, and now the United Nations has said that the death toll has now risen to 257, and it is estimated that it can reach up to 500 people.
Dadka ku dhintay dhul go’ii Itoobiya oo qarka u saaran iney gaarto 500 qof
Jul 26 (Jowhar.com)- Waxaa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay dhul-go'ii ka dhacay dalka Ethiopia, taas oo haatan ay Qaramada Midoobay ku sheegtay tirada dhimashadu inay haatan kor u dhaaftay illaa 257, waxana lagu qiyaasayaa inay gaadhi…
A boat carrying 45 people landed on the coast of Yemen
A small boat carrying 45 people recently landed on the coast of Yemen, highlighting the ongoing humanitarian crisis in the war-torn country. The passengers, believed to be refugees or migrants, arrived on the shores of Yemen after a…
Doon ay saarnaayeen 45 ruux oo ku degtey xeebta Yemen
Jul 25 (Jowhar.com)-Afar ruux ayaa ka badbaaday doon ay saarnaayeen illaa 45 ruux oo ku degtey xeebaha Yeman, iyadoo la rumeysan yahay in 41 ruux oo ay carruur ku jireen ay geeriyoodeen,sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u…
President Hassan received the Speaker of the EAC Parliament
July 25 (Jowhar.com) - The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, received the President of the East African Community Parliament, Mr. Joseph Ntakirutimana and his delegation who are visiting the country.