Wasiir Jaamac oo la wareegay Xilka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka
Apr 08 (Jowhar)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)iyo…