Booliska Muqdisho oo xiray Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacabka
Apr 05 (Jowhar)-Ciidamada booliska gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacabka, Cabdiraxmaan Saleebaan Jaamac oo maalmihii la soo dhaafay ka hadlayey xaaladda dalka, eedana u jeedinayay madaxweyne Xasan…