Beesha Caalamka oo Cadaadis Xooggan saareysa madaxweyne Xasan Sheekh
Apr 03(Jowhar) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta kulan wadatashi ah la leh Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, kuwaasoo uu kala hadlayo arrimo ku saabsan dardargelinta dagaalka ka dhanka ah…