Lafta-gareen oo booqday saldhigyada ciidamadda ee duleedka magaalada Baydhabo
May 04(Jowhar) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka si uu ugu dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida ee halkaas ugu sugan halganka Dagaal ee Dalka lagaga Xureynayo…