Shariif Sheekh Axmed, Khayre iyo CC Warsame oo soo dhaweeyay gogosha uu dhigay madaxweyne Xasan
Mar 30(Jowhar) Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Ahmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa soo dhoweeyay gogosha wadatashi ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqay, ayna tahay tallaab dhanka wanaagsan…