Mareykanka iyo Ruushka oo ka wada hadlaya inuu dib usoo laabto xiriirka labada dal
Apr 09(Jowhar) Wakiillo ka kala socda Maraykanka iyo Ruushka ayaa ku kulmi doona Istanbul maalinta Khamiista ah. Waa tallaabo qayb ka ah dadaallada lagu doonayo in la caadiyeeyo hawlaha safaaradaha labada dal, sida ay sheegtay Waaxda…