Somaliland oo Mareykanka u gudbisay codsi ka dhan ah safarka Xamze ee Laascaanood
Apr 09(Jowhar)Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in Mareykanka uu ka aqbalay dalab ay hordhigeen oo ahaa in la baajiyo safarka uu ra’iisul wasaare Xamze ku tagayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.Wasiirka Arrimaha Dibadda!--more-->…