Maraykanka Oo Qorshaynaya Qayb Ka Mid Ah In Safaaradda Ciraaq Laga Daad Gureeyo
Jun 13 (Jowhar)-Maraykanka ayaa bilaabaya daad guraynta qayb ka mid ah safaarada uu ku leeyahay Ciraaq iyo in dadka ku tiirsan milatariga loo ogolaado in ay ka baxaan meelo kala duwan oo Bariga Dhexe ah sababo la xidhiidha walaacyo amni oo…
Over 260 Fatalities in Devastating Plane Crash in India
Indian authorities have reported that at least 260 people lost their lives when an Air India flight destined for Gatwick Airport crashed shortly after departure.
Muwaadin British ah oo ka badbaaday diyaarad ku burburtay Hindiya
Jun 12 (Jowhar)-Nin British ah ayaa noqday qofka kaliya ee ka badbaaday diyaaradii Air India ee maanta burburtay kadib markii ay ka kacday garoonka diyaaradaha magaalada Ahmedabad ee dalka Hindiya.
Ministry of Information Concludes Workshop on Adopting Digital Media Transformation
Jun 12 (Jowhar) The Ministry of Information, Culture, and Tourism of the Federal Government of Somalia has concluded a workshop in Mogadishu focused on adapting to digital media transformation. The training emphasized how media institutions…
Fulbright Program Board Resigns in Response to Trump Interference
The board overseeing the Fulbright program, a prestigious exchange initiative between US and international scholars, has resigned, citing political interference from US President Donald Trump's administration.
Golaha Wasiirada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara
Jun 12 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara, si loo ilaaliyo badqabka…
Diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 242 ruux oo ku burburtay dalka Hindiya
Jun 12 (Jowhar)-Diyaarad ay leedahay shirkadda Air India oo ku sii jeeday magaalada London ee dalka Ingiriiska ayna saarnaayeen 242 qof ayaa ku burburtay wax yar ka dib markii ay ka kacday magaalada Ahmedabad ee galbeedka Hindiya.
May 2025 Recorded as Second Hottest Month in History, Reports EU Climate Monitor
Global warming has become the new standard, with last month marking the second hottest May ever recorded both on land and in the oceans, according to the European Union's climate monitoring service.
Xasan Sheekh oo kormeeray markabka Oruc Reis ee baaraya Shidaalka
Jun 12 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay markabka “Oruc Reis” oo ku howlanaa baarista shidaalka dalkeenna, kadib markii si rasmi ah loo soo gabagabeeyay
US Plans Partial Evacuation of Iraq Embassy, Sources Reveal
The United States is initiating a partial evacuation of its embassy in Iraq and permitting military dependents to depart from various locations in the Middle East due to increasing security concerns, according to US and Iraqi sources.