Kulankii baarlamaanka ee maanta oo baaqday iyo kulamo gaar gaar ah oo socda
May 03 (Jowhar)Waxaa maanta baaqday kulan ay lahaayeen xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomalaiya, kaasoo ka dhici lahaa xaruntooda Villa Hargrysa.Fariin shalay galab loo diray mudanayaasha ayaa loogu sheegay inuu jiro!--more-->…