Qaranada Midoobe oo ku dhawaaqday iney xireyso xarumaha lagu sameeyo Rootiga ee Gaza
Apr 02(Jowhar) Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ku qasban tahay inay xirto dhammaan xarumaha lagu sameeyo rootiga ee Gasa, sababtuna tahay bur yaraanta ka dhalatay go’doominta Israa’iil ee dhulkaas. Xarumahan ayaa muhiim u ahaa quudinta…